Welcome To Amsugal Blog, The Horn Of Africa Updates Of The Information Related To The Economy, Politics, Climate Change, The Environment, Agriculture, Social Development, Education and Health
Pages
▼
Monday, January 27, 2020
Hadii Xukuumadaadu Waq-Waqlay Tahay Shacab-kaaguna Waa Wiiq-Wiiqley Sidii Shimbirtii Waxay Maqasho Ka Daba Hadli Jirtay!!
IlahayNaxaristii Jano Haka WaraabiyeeMacalinCabdilaahiCashuur Oo XiligaanuMalcaamadoQuraanka Ku Jirnay, NooDhigi Jiray, Madooyinka " Af-CarbeedkaIYoXisaabta" Magaalada Burco Iyo Nawaaxigeedana Aad LoogaJeclaa RuntiinaAhaa Maclin Aad U Raxmad Badan, BalseNecbaa, Hadalka Badan, Huganka Iyo San-qadhaba. HadiiUu Sanqadh Badan Dareemana Si Kulul U Odhan Jiray " QalinkaDhig!" "Buuga Dhiga!" "Sanqadha Dhiga"
Ayaa Maalin Isagoo Naga TusaalaynayaInaan Hadalka Badan Iyo Qaylada Badani Wacnayn Nagu Yidhi:- " Daasada Madhani Way Ka Sanqadh Badan Tahay Daasada Buuxda, Qofka MadhaninaWuu Ka Sanqadh Iyo Hadal Badanyahay Qofka Miisaaman!
MadhnaantaAyaanakeenta In Wax Kasta Laga Daba Hadlo Sida Shimbirta La Yidhi WaxayMaqashaba Way Ka Daba Tidhaahdaa Ee MagaceedaSoomaliduTidhaahdo 'Waaq-Waaq!'
BacdaIntaa:-
DawladaWaxa La Gud-Boon Inay JahaysoDadkeeda Oo Qorshayaal Wax-Tar U Leh, Oo Ay Ku Kala JeestaanHindisto, Ogowoo Sida Dawladaadu Tahay AyaaDadkaagunaNoqdaan
Maanta Somaliland Xukuumad Waaq-Waaq Leh AyaaHogaaminaysa! Kana Daba Waaq-Waaq Leh Somalia Iyo Hawlaheeda
Mar Ku Waaq-Waaq Leh Xukuumadii Military gaahaydAnagaaRidnay!
Marna Ka Waaq-Waaq Leh Waa Nala Xasuuqay!
Marna Ka Wiiq-Wiiq Leh Somalia Iyo Shirarkeeda Iyo Calamadeeda Ama Ha Qaloocaa Ama Ha Toosnaadaane.
Hadaba Xukuumad Waaq-Waaaq Leh Bal Ka Waran Shacabkeeedana?!
ShacabkunaShimbirtaa Waaq-Waaq Ha Iska Ahaato Ileen Ilahay Baa Baday HogaanAan Waaq-Waaq Layn Mooyee Wax Kale Hindisi Karine.
In KilidhkaShanaad Ee Itoobiyana Ka Wiqiiq Lehna Waa Maqlaayey.
DalkuCudurkanWaqaaqda In Laga Saaroayuu U Baahanyahay
No comments:
Post a Comment
Thank you for your comment.