Friday, December 6, 2024

Dhulka Somaliland Waa La Aqoonsanyahay. By Abdulkadir Sugal

Dhulka Somaliland Waxa Dadka Somaliland!


Abdulkadir sugal. Somaliland culture day in malaysia 2012

Waxa Kala Duwan Aqoonsiga Dhulleed, Ee Bulsho Leedahay, Iyo Aqoonsiga Dawladeed.

Somaliland Dhulkeeda Iyo Baddaheeda Waxa Go'aankeeda Leh Bulshada Somaliland, Bulshada Somalilandna Waxa Ugu Masuul Ah, Dawlada Somaliland.


Sidaa Awgeed Dawlada Somalia, Wax Go'aan Ah Kuma Laha Bixinta Iyo Diidmada Baddaha Somaliland.


Aqoonsiga Dawladeed Ee Somaliland Dunida Kale Uga Baahantahay, Hadii Sideeda Loogu Garran Waayo, Somaliland Waxa Ka Go'an, Dalkii Murraad Uga Baahda Somaliland, Inay Shardi Kaga Dhigto Aqoonsiga Somaliland.


Aqoonsi Aan Baryo Lahayn, Somalia na Aan Soo Marayn Ayaa Soconaya

No comments:

Post a Comment

Thank you for your comment.