Sidaynu Ka Yeelnaa Nimankan Marba Loo Sii Kordhinayo Mushahar Qaadashada!!
Waxay Hore usoo Mushahar Qaadanayeen 15 Sano, Waxa Kaloo Maantana Loogu Daray 2 Sano Oo Mushahar Qaadasho Ah
Gudoomiyaasha Xusbiyadu Waxay U Ordaan Oo Eegtaan Doorashada Madax-Waynaha Oo Ah, Halka Ay Iyagu Rabaan Lakiin Uma Dagaalamaan Doorashooyinka Baarlamanka Sababtoo Ah, Iyagu Maaha Kuwo U Ordaya Baarlamaan
Amuurtan Waxa Iska Leh Cida Danaynaysa Ama Rabta Ama U Tartamaysa Baarlamanka!!
"Haday Dhul Gariir U Baahantahay Iyo Ka Dhiidhi"!!
War Bal Dhamaan Musharaxiinta Danaynaysay Golaha Wakiilada, Ina Balansiiya, "Cudud La'aan Baa Cadkiin Lagu Haystaaye!!"
U Diyaar Garooba In Laga Af-Qabto Mushahar Qaadashan Socota Uun
Ileen Maaha Maanta Xildhibaano Ee Waa Xag-xagtayaal Xayo Daysa Ah, Oo Mushahar Qaatayaal Ahe !!
DADKAA DAL LAGU YAHAY!!